Tusaale Dheeraad ah2
β
Ganacsato badan ayaa ku musallaftay markii ay qalabkii ay hantidoodii ku maal-geliyeen, sida qaboojiyeyaal, doonyo iyo shabaag, ay hawlgab noqdeen.
ββ
Haweenayda waddada marta, ama xeebta tagta iyada oo catar iyo cusbur marsatayna waa shabaag sheydhaanku ku ugaarsanayo ragga.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
SH Β· SHA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
