U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shabaq

Magac Lab
Xaraf SHSubg SHA6 xar
La Mid AhshabagMagac Lab
1

Daliigyo silig ama caag ah oo sida shabaagta u samaysan oo dhowraarin loogu talaggalo.

2

Nooc kabaha ka mid ah oo ka samaysan maas ama rabar.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Al-shabaab oo Afar qof ku gowracay goob u dhaxaysa Ceelbuur iyo Dhuusamareeb Dadka la gowracay ayaa la sheegay in baabuurkii ay wateen shabaq looga dhigay Xabado, iyagoo dhaawacyo xoogan qabana lagu gowracay goobtaas.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

SH · SHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shabaq - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan