2
(-gag, m.l) Wax kasta oo balaastiig ka sameysan.
Tusaale Dheeraad ah3
“
Dubladamba Masaf waa wax caag ama macdan oo la isku dhuubay, waxaa loogu tala galay in lagu shubo wax yaabaha afka yar, si oo geesaha uga daadan. dublada waxaa maanta badanaa lagu isticmalaa baabuurta.
”“
Munaasibadaa oo uu joogay Madaxweyne Dahir Rayaale ayey Wasiiradiisu ku Fadhiyeen Salaamadda Sibidh-ka ah iyagoo xataa awood u waayey in ay ku fadhiistaan Kuraasi Caag Ah.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-gag, m.l
Xarafka
C · CA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
