U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shaqayso

Fal Magu (3)
Naxwe-stay, -satay
Xaraf SHSubg SHA8 xar
1

Shaqo qabsasho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Arrintan ayaa lala xidhiidhinayaa xukuumadda madaxweyne Siillaanyo oo ku dedaashay uruurinta iyo xaraynta lacagta kashka ah ee Somaliland shillin-ka, balse ku guul-darraysatay in ay lacagtu wareegto oo ay shaqayso.

”
“

Wasiir, anagu soo ogaanaye, adiguna xaqiiqada miiska soo dhig oo noo sheeg Seminole Copanhegan Groups amba Inverse Internation Limited meesha ay ka shaqayso.

”
“

Bangiga wararka boggagiisa waxaa ku qoran macluumaad aasaasi ah oo muhiim u ah dadka waddanka u soo guurey, macluumaadku wuxuu ku saabsan yahay habka ay bulshadan u shaqayso iyo fursadaha Finland ka jira.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (3) (f.mg3)

Isrogrog

-stay, -satay

Xarafka

SH · SHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shaqayso - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan