Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Cudur ku dhaca dadka iyo xoolaha oo afka qallociya.
Markii ay sharqantu degtay, waxa daaqaddii fasalka ku soo degay shimbir guumeys ah.
Abraha wuxuu Sanca gaaray asagoo u ekaaday shimbir baalashii lag agooyay, oo addimadii ay ka go'een.
Waxay u tegi jireen Gudoomiyayaasha Gobolladda Habeenkii labada saac waxayna u baxsheen Shimbir; waxay subaxdii odhan jireen waxa uu xalay sheegay shimbir in ay jirto arrinta sidaas ahi.
Baro naxwaha Magac Lab/Dheddig →
m.l/dh
Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)
SH · SHI
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag