U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shirsan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf SHSubg SHI7 xar
1

Wax shir isugu yimid ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Gudoomiyaheena wuxuu ku sugan yahay deegaanka Halgan, wuxuuna kula shirsan yahay odayaal deegaanka kasoo jeeda, isagoo kala xaajoonaya dagaalka" ayuu yiri sarkaal sare oo ka tirsan Xisbul Islam, kaasoo codsaday inaan la magacaabin.

”
“

Gabre ayaa lagu sheegay kaddib markii ergooyinka kala matalaya DF iyo mucaaradka ee ku shirsan Jabuuti ay go'aanno iska soo horjeeda oo ku saleysan ciidamada Ethiopia kala istaageen.

”
“

Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliyeed ee ku shirsan Dalka jabuuti ayaa Maanta u codeeyay in baarlamaanka la gaarsiiyo 550 xubnood.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

SH · SHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shirsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD