Tusaale Dheeraad ah3
“
Waxa iyana ku barakacay ummad dhan oo qaxoonti-geedii ku firdhay daafaha duunida SNM waxay guusha ku gaadhay; mujaahid naftii hure ah, dadweyne (gudo iyo dibad) ku deeqay maalkoodii.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-dyo/-diin, m.dh
Xarafka
M · MU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
