U gudub nuxurka bogga
SABAAD

suntan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf SSubg SU6 xar
1

Wax summad loo yeelay ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cabdulaahi Ducaale oo lagu dilay Arab 1946 isagoo hogaminaaya dadweynihii diidanaa in suntan ayaxa dhulka lagu shubo.

”
“

Sida ay sheegeen booliska Ingiriisku suntan waxa loo qabqabtay 7 qof oo dhamaantood ka soo jeeda waqooyiga Afrika, iyadoo gacanta lagu hayo baadhitaanka arrintaas.

”
“

Dadweynihii ku sugnaa suuqa iyo hareerahiisa ayaa cabsi weyn ka muujiyay suntan iyada oo inta badan la arkayey iyagoo ka cararaya bartamaha suuqa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

S · SU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
suntan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan