U gudub nuxurka bogga
SABAAD

taab1

Magac Lab
Naxwe-bab, m.l
Xaraf TSubg TA4 xar
1

Xargo isweydaarsan oo gadawga wadaanta iyo dhiilaha loo yeelo si markay buuxaan loogu qaado.

2

Agagaarka guriga.

3

Ubaxa ka soo baxa geedka digirta inta uusan miro yeelan. 4.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Taas oo inta badan sabab looga dhigo tawstii iyo taab gaabnidii ku timi hoggaaminta dalka dabayaaqadii cahdigaas saddexaad.

”
“

Marka uu laba jeer taab taabto ayuu ka kacaa oo uu Al-jazeera, "Xasaadul yoomka" ka fiirsadaa, ama duqdiisa baahan ku dibara dhacsadaa isaga oo cifta haya dharag daraaddii.

”
“

Labada ugu waaweyn mid wuxuu qoraagu ku magacaabay Qaran-taab.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-bab, m.l

Xarafka

T · TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
taab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan