U gudub nuxurka bogga
SABAAD

taageerid

Magac Fal
Xaraf TSubg TA9 xar
1

.dh taageer.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ujeedo: Taageerid Dastuurka Puntland iyo Qaabka geedi socodka dimuqraadiyaaynta Puntland.

”
“

Waxaa aamusan kuwa loo malayn karo inay leeyihhin dadnimo qaran iyo anshax dawladnimo, aamusnaantaas oo loo fasaran karo taageerid dulmiilayaasha iyo dawlad qaran la dirirkaas kor ku xusan.

”
“

Dadka dibadbaxa dhigayay oo u badnaa Taageerayaasha Nuur Cadde ayaa soo maray waddooyinka Xaafadaha Shibis,Kaaraan Yaqshiid iyo Bondheere iyagoo ku qeylinayay Ereyo taageerid iyo soo dhoweyn ah oo ay ku muujinayeen sida ay u sugayeen magacaabistaan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

T · TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
taageerid - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan