U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tacsi

Magac Dheddig
Xaraf TSubg TA5 xar
1

Hadallo qof laga dhintay loo jeediyo oo lagu samirsiiyo.

2

Lacag loo geeyo qof laga dhintay.

3

Murugo dhawr maalmood loo hayo qof dhintay.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Aniga oo ku hadlaya Magacayga iyo ka Reer Bookh waxaanu Tacsi Tiiraanyo leh u Diraynaa Eheladii iyo Qaraabadii uu ka baxay Marxuum Ibraahim Maygaag Samatar, oo oo ku Geeryooday Dalka Japan.

”
β€œ

Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Axmed Wald Cabdalla ayaa sidoo kale tacsi u diray eheladii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday Taliye ku xigeenkii booliiska Dowladda Federaalka KMG Soomaaliya Sareeye Gaas Maxamed Nuur.

”
β€œ

Anagoo ah bahda Puntlandpost, waxaan tacsi gaar ah u gudbinayna shacabka Puntland iyo Eheladii uu ka baxay Gen.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

T Β· TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tacsi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan