U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xaqiijin

Magac Fal
Xaraf XSubg XA8 xar
1

.dh

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Haa, waxaan kuu xaqiijin karaa in Sheekh Shariif uu maanta yimid magaalada Sanca"isaga oo la hadlaya wakaaladda wararka Jarmalka ee DPA, sarkaalka oo magaciisa qariyay.

”
“

Dhinaca kale waxaa jira warar aan la xaqiijin oo sheegaya in Madaxweynaha DFKMG ah Cabdulahi Yusuf uu ka codsadey Cade Muse in uu dib u dhigo isbadalka uu damacsan yahay madaama ay keeni karto khalkhal siyaasdeed oo isaga saameyn ku yeesha.

”
“

Dagaalkaas ayaa la sheegayaa in khasaare xoogan loogu geystay maleeshiyaadka Al-shabaab loogana dilay dhowr maleeshiyo ah oo aan la xaqiijin tiradooda rasmiga ah.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xaqiijin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan