U gudub nuxurka bogga
SABAAD

talis

Magac Lab
Naxwe-syo ..., m.dh
Xaraf TSubg TA5 xar
1

ld talin. talis-rageed m.l (bul.) Habka ay raggu leeyihiin awoodda sare

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Hawl-galkaa is-miidaaminta ah ee ay ciidamadii ururka SNM ku soo galeen gudaha waxay ahayd arin lama filaan iyo amakaag ku noqotay labadii talis ee heshisku dhex-maray (Siyaad Barre iyo Mingistu Haila Mariam).

”
β€œ

Nacab iyo xuma-talis ahina ku quustaan.

”
β€œ

. In beesha caalamku ka fiirsatotaageeridda dhaqaalle iyo tan siyaasadeed ee maamul keligii talis ah, iyada oo la ogsoon yahay dhibaatooyin maamullada noocaas oo kale ah caalamkana ay ka sii suulaayaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-syo ..., m.dh

Xarafka

T Β· TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
talis - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan