U gudub nuxurka bogga
SABAAD

amakaag1

Magac Lab
Xaraf ASubg AM7 xar
1

Yaab weyn; ashqaraar.

2

amakaagid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxa tan ka dhigan saaxiibadey UDUB shallayto u mashxaradaayey, oo markay maqleen dawladda Rayaale magacaabay oo isaga ka ah mid xul ah oo tayo leh, afka gacanta saarey, oo amakaag ku habsaday.

”
“

Waxay la noqotay yaab iyo amakaag.

”
“

Doorashadan Shankaroontu samaysay oo quruxdeeda iyo dheg badnaanteeda aan is idhi Alla yaa guursada oo geel ka bixiya, taas oo Ingiriisku amakaag u dhintay, Jarmalkuna fajac la gaabtay, Faransiisna dhaygag la liito.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

A · AM

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
amakaag - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan