U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tarjumo

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf TSubg TA7 xar
1

Wax lagu fasiray af kale.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Xarunta Maansada Lagu Tarjumo (Poetry Translation Centre) waxaa la furay 2004tii.

”
“

Markii uu Samatar i weydiistay inaan ka tarjumo waan ka carooday markii hore, waayo shaqada aan u joogay Soomaaliya ma ahayn turjubaannimo.

”
“

Ereyada af Soomaaliga ah ee lagu tarjumo ereyga Website waxaa ka mid ah Mareeg.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

T · TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tarjumo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan