U gudub nuxurka bogga
SABAAD

taxan1

Fal Magu (1)
Naxwe-xmay, -xantay; -xmi
Xaraf TSubg TA5 xar
1

Wax iniino ah oo dhexda ka daloola oo dun la iskula xiriiriyay noqosho.

2

Tiro wax siday isugu xigeen isu daba yaal noqosho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Muuqaalka meere waa mid ku xidhan awooda cufka iyo muga ee ku taxan awooda cufisjiidadka cufka iyo muga ee ku taxan awooda cufisjiidadka isla markaana keenta awood elektaromangantig isku haysa muuqaalka meere oo ka dhigtay mid goobo ah.

”
“

Caynkaas ayaa loo xidhiidhin karaa sooyaalka iyo siiyaalka isku taxan ee ummadeed.

”
“

Dalka Togo wadamada xuduudaha la wadaaga waxa kamid ah Benin iyo Ghana, dhinaca koonfureedna waxa kaga taxan bada Atlantiga.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-xmay, -xantay; -xmi

Xarafka

T · TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
taxan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan