U gudub nuxurka bogga
SABAAD

toog

Magac Dheddig
Naxwe-go, m.l
Xaraf TSubg TO4 xar
1

Kol; mar.

2

In kol naas laga dhiijiyo.

3

Roob yar. tǫog m.dh

1

Aqoonta liishaanka.

2

Arrin fulinteedu hagaagtay ama meelmartay.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haddii taa lagaa waayo, bulshada waxaan kula talin lahayn in ay iska samraan 12-ka bilood ee soo socota, ilayn hal 30 qadday hal kuma dari waydo e, ayna u toog hayaan bisha Janaayo ee sannadda 2009-ka.

”
“

Halkaas ayayna ka bilaabantay tuhunka iyo tafaraaruqa isticmaarku ku dhex tuuray dadka reer jabuuti oo toorri iyo toog iyo turuqba isku tumay.

”
“

”Khayr wax kaama dhimo ee shar u toog hay.”

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-go, m.l

Xarafka

T · TO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
toog - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD