U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shar

Magac Lab/Dheddig
Naxwe-ro, m.l
Xaraf SHSubg SHA4 xar
1

Wax kasta oo samaha ka hor yimaad cawaaqib xumana keena.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Waqaf waxa uu dadweynaha reer Burco u soo jeediyay in ay u midoobaan dantooda oo ay wax wada-qabsadaan, waxana uu beeniyay fikradaha qaba in shar iyo khayrba Hargeysa uga yimaado.

”
β€œ

Wararku, waxay intaa ku dareen in Falastiiniyiin naf lacaari ahaa ay is-yidhaahdeen, Kaniisad kaga dhuunta Ciidamada Shar-doon, balse ay taasi sahayatay Baaderigii yaraa ee mu’adinka ka ahaa Kaniisaddaa oo ay dileen Ciidamada Shar-doon.

”
β€œ

Teeda kale, waxaad shar moodayso oo khayr kuu noqda baa jira, iyo waxaad khayr moodayso oo shar kuu noqda.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)

Isrogrog

-ro, m.l

Xarafka

SH Β· SHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan