U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qaybsan1

Fal Magu (1)
Naxwe-amay, -antay; -ami
Xaraf QSubg QA7 xar
1

Wax la qaybiyey noqosho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dadka si gaar ah casuumadda loogu fidyay waa dad Maansada u heellan iyo kuwa tarjumadda u qaybsan.

”
“

Iscasilaada mudanahan ayaa kusoo beegmaya, iyadoo DF iyo ARS ay u fadhiyaan dalka Jabuuti sidii ay u qaybsan lahaayeen awooda, isla markaana ay u kordhin lahaayeen baarlamaanka.

”
“

Mucaaradka ayaa diidan iney sheegaan qaabka lagu qaybsan doono xubnahaas iyada oo wararka qaar sheegayaan iney diidan yihiin hab qaybsiga 4.5.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-amay, -antay; -ami

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qaybsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan