U gudub nuxurka bogga
SABAAD

khamaar1

Magac Lab
Xaraf KHSubg KHA7 xar
1

Cayaaro lacag lagu kala helo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ilaa 3 qofood ayaa ku dhaawacantay Rasaas ay xalay kooxo hubeysna oo la aqoonsan ay huwiyeen dhalinyaro ciyaareysay turub iyo khamaar kale kuwaasoo ku sugnaa agagaarka Wadada Nasii Buundo ee Degmada Shibis ee Magaalada Muqdisho.

”
“

Somaliland oo ah dal aan la aqoonsanayn oo taag yarna, waa ka sii xag-jiraa, waxayna iila muuqataa khamaar in aynu dhiganay Somaliland, kaas oo ah “Xarash iyo Madax” midna aynu ku helo Qaran-nimada Somaliland, ka kalena la inagaga helo.

”
“

. Dadku waxay isugu faani doonaan lebbiskooda. 43) Waxaa di'i doona roobab aan watigooda la gaarin. 44)Dadku waxay waqtigaasi cayaari doonaan khamaar iyo musik.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

KH · KHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
khamaar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan