U gudub nuxurka bogga
SABAAD

buundo

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf BSubg BU6 xar
1

Dhisme laga dul dhiso webi iwm oo lagaga gudbo.

2

Dhibic, darajo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Afar nin oo ku hubeysnaa qoryaha fudud isla markana ku labisnaa dareeska ciidamada dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa galabta nin Taksiile ah ku dilay agagaarka Nasiib Buundo ee degmada Shibis xili uu dul taagnaa gaarigiisa.

”
“

Ilaa 3 qofood ayaa ku dhaawacantay Rasaas ay xalay kooxo hubeysna oo la aqoonsan ay huwiyeen dhalinyaro ciyaareysay turub iyo khamaar kale kuwaasoo ku sugnaa agagaarka Wadada Nasii Buundo ee Degmada Shibis ee Magaalada Muqdisho.

”
“

Kuwa ugu caansan waxaa ka mid ah (gebooda), (Bohol), (Galaanjo), (lama Mukiyo), waxayna leedahay ugu yaraan 5 Buundo, waana magaalo aad u dhismaysa.baydhabo waxaa ee isku xirtaa magaalooyin aad u farabadan oo ay ka midtahay caasimada dalka ee muqdisho.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

B · BU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
buundo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan