U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shardi1

Magac Lab
Xaraf SHSubg SHA6 xar
La Mid Ahsharad1Magac Lab
1

Nidar.

2

Xargaha waaweyn ee doonyaha mid ka mid ah.

3

Heshiis lacag ama wax kale ah oo laba qofood oo wax ku murmay isu dhigtaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Diyaar ayaan u nahay inaan beesha Caalamka kala hadalno arimaha dalka Somalia, waxaase shardi ah inay ogolaadaan inay raali ku yihiin sida ay Somalidu doonayso" ayuu yiri Sh.

”
“

Laakiin gabayaaga, oo maansayahanna la dhaho da' shardi uma aha oo waxaa la arkaa gabayaa iska da' yar.

”
“

Khadar Shardi Axmed, oo isaguna ka tirsanaa Idaacad FM ah oo ka howlgasha Muqdisho oo lagu magacaabo Somaliweyn, ayaa sheegay in kooxo ka tirsan Ururka Al-shabaab ay dileen Aabihii iyo walaalkii, kaddib markii uu baahiyay warar ku saabsan nabadda Somalia.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

SH · SHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shardi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan