U gudub nuxurka bogga
SABAAD

waardiye

Magac Lab
Naxwe-yayaal, m.l/dh
Xaraf WSubg WA8 xar
1

Qof xafiis, guri iwm ilaaliya; ilaaliye.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay oo isugu jira rag iyo haween, ayaa waxaa ku jiray laba haween ah oo ka shaqeynayay Isbitaalka Banaadir, sidoo kale waxaa ku dhintay askar uu ku jiray waardiye iyo ganacsato kale oo halkaas ku sugnaa.

”
“

Mid ka mid ah shaqaalaha Hay'adda oo ay Garowe Online la hadashay ayaa xaqiijiyay in waardiye laga dilay mid kalena laga dhaawacay, ayna haya'ddu ka hadli doonto dhawaan sida uu weerarku u dhacay.

”
“

Ninkaas la caydheeyay waxa biilka loo qoray u dheer waardiye guriga loo dhisay u ilaaliya, jaariyad u shaqaysa, baalashle, iyo qashinqaade dhammaantood Oromo ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-yayaal, m.l/dh

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
waardiye - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan