U gudub nuxurka bogga
SABAAD

wadaadnimo

Magac Dheddig
Xaraf WSubg WA10 xar
1

Wadaad ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Intay carruurtu u dhalanayeen dalku wuu sii qasmayay, oo waxa ka dhacayay dagaaladii lagu ridayay dawladdii jirtay, isaguna wuxuu u sii xuubsiibanayay wadaadnimo.

”
“

Haddii aan intaa lagaa helina, aqoon diineedkaad doonto lahaw oo ha isku hawlin hana isku hungurayn wadaadnimo.

”
“

Ku sinnaan dhawr iyo siddeetameeyadii qarnigii tegay, dabayl wadaadnimo oo ka soo dhacaysa lama degaanka Rubcu-khaali (Sucuudiga) ayaa dalka ku baahaysa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
wadaadnimo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan