U gudub nuxurka bogga
SABAAD

makiinad

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf MSubg MA8 xar
1

Mashiin.

2

Sakiin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waliba, waxaa intaa u sii dheer, waa mataano isu eg oo aad moodo in makiinad lagu kala jeebay.

”
“

Gagaab oo ka hadley Makinad la qabtey Ciidamada Booliiska Puntland ayaa maanta gacanta ku soo dhigey Makiinad ah kuwa lagu daabaco lacagaha Faalsada ah ee Shilin Somaliga iyo Doolarka.

”
“

Dhinaca kale waxaa maanta magaalada Bosaso ciidamada Booliiska gacanta ku soo dhigeen makiinad lagu daabaco lacagaha Sh.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
makiinad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan