U gudub nuxurka bogga
SABAAD

daxal

Magac Lab
Xaraf DSubg DA5 xar
1

Dheeh cillaan guduud ah oo birta iyo xadiid-sulubka ku dul samaysma marka ay biyuhu la falgalaan maaddadooda; mirir.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Daxal ( ingiriis : Rust) waa isbedel midabka iyo muuqaalka biraha ku yimaada taas ooy keento falgalka birta iyo hawada gaar ahaan ogsajiinta ka dhex dhaca.

”
β€œ

Ilmuhu wuxuu qaadaa haddii mindi ama makiinad wasakh ah ama daxal leh loo adeegsado marka uu dhalanayo ama meel aan nadiif ahayn xuddunta lagaga jaro ama lagu gudo.

”
β€œ

Si kastaba ha ahaatee mudane madaxweyne waxaan kuu rajaynayaa in aad noqoto kii magac ka hadho ama daxal ka taga.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D Β· DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
daxal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan