U gudub nuxurka bogga
SABAAD

isticmaal1

Magac Lab
Naxwe-llo, m.dh
Xaraf ISubg IS9 xar
1

Adeegsiga shey loo adeegsado waxa lagu qaban karo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Mowduucyad aad ku xalinaysid dhibaatooyin kaaga dhig meesha ay ku habonyahiin oo sida ay isu leeyahiin u isticmaal, una kala hor mari sida ay ukala Muhiimanyahiin.

”
“

Bilowgii lixdanaadkii waxaa fidey ku xadgudub iyo isticmaal xumo.

”
“

Doollarka Maraykanku waa lacagta adduunka ugu isticmaal badan, waa lacagta bankiyada adduunkoo idili kayd ahaan u haystaan, waa aaladda ugu ballaaran oo loo adeegsado isdhaafsiga ganacsiga caalamiga ah, iyo sarrifka lacagaha qalaad.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-llo, m.dh

Xarafka

I · IS

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
isticmaal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan