U gudub nuxurka bogga
SABAAD

welwelsan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf WSubg WE9 xar
La Mid AhwalwalsanFal Magu (4)
1

Ka w.: wax welwel hayo ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dowlada Somaliya ayaa ka welwelsan ku dhawaaqida xisbiga Isbaheysiga ee mucaaradka kaas oo ka kooban guddi dhexe oo sida Barlamanka u shaqeyn kara.

”
“

- In Puntland oo ka welwelsan dagaalka joogtada ah ee u dhexeeya madaxda dowlada Federaalka taasoo calaamad su'aal saareysa jiritaanka dowlada Federaalka ah laftigeeda.

”
“

Ma cadda sababta Dowladda Federaalka uga welwelsan tahay heshiiskaas lagu xoojinayo wax qabadkeeda laguna ballaarinayo deegaannada ay magac ahaan uga taliso.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

W · WE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
welwelsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD