U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xaajood

Magac Fal
Xaraf XSubg XA7 xar
1

.l

Tusaale Dheeraad ah3

“

Caasha ayaa ugu baaqday Dowlada KMG inay wada xaajood la furto cid kasta oo siyaasad ahaan kasoo horjeeda gaar ahaan Maxkamadaha oo ay farta ku fiiqday inay la heshiiso.

”
“

Rendolph Kent, oo isla markaana ah Isu-duwaha Hay’adaha Qaramada Midoobay ee dalkii hore laysugu odhan jiray Soomaaliya, si uu Madaxda Somaliland wada-xaajood ugala yeesho arrinta mustaafurinta Mr.

”
“

Wuxuu sheegay Madaxweynuhu in kooxda ku sugan Asmara ay yihiin koox ay dunidu u aqoonsan tahay argagaxiso, sidaa daraadeedna aysan la hadlayn, isagoo tibaaxay in Dowladdiisu aysan mucaaradka wada-xaajood la yeelanayn inta ay jirto.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xaajood - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan