Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
.kh Dhulka engegay ama nabaadguuray oo daaqii ka dhammaaday.
· Ayaandarro baddii sun baa lagu shubay, berrigiina xaaluf baa laga dhigay.
Waxaanay ficillada dhul-boobku gaadheen, heer lagu tilmaamo xaaluf-daaqnimo aan waxba loo aabo yeelayn.
Xiligu waxa uu ahaa Jiilaal waxaana dhulka ka jirey abaaro iyo oodo kulul, taas darteed-na xaaluf iyo biyo la’aan ayaa arladda ka jirta, sidoo kale waxa dhacaya omos iyo siigo jiilaal.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
X · XA
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag