U gudub nuxurka bogga
SABAAD

siigo

Magac Dheddig
Xaraf SSubg SI5 xar
2

Dabayl xooggan oo carro wadata.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haa, waayo wixii saxar iyo siigo ku jirtay baa ka soo baxda.

”
“

Bogcadda garoonku waxay ahayd mid nabaad ah oo aan siigo lahayn hareerahana waxa ka xiga dhir waaweyn oo qudhac u badan oo aanu ku jirin geed dhawaan la beeray.

”
“

Somalidu waxay ku maahmaahdaa, "Nin lammaan oo shir ka duday siigo yaraa."

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

S · SI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
siigo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan