U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xaddi

Magac Lab
Naxwe-iyo ..., m.l
Xaraf XSubg XA5 xar
1

Awood; xoog. xaddi leeb m.l Xaddi leh jiho iyo laxaad, waxaana ka mid ah barabaxa, kaynaanka keynaan xagleedka, xoogga iwm xaddi leebka waxa sawir ahaa u taagnaan kara xariiq (leeb) dhererkeedu uu saamiggal ku yahay laxaadka xaddiga, jihadeeduna uu yahay ka leebkaas.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Jaamac Xaddi Obsiiye, Boorama.

”
“

Tallaalka cudurradani waxay leeyihiin xaddi laga qaadanayo, qaab loo qaato iyo waqti la qaato.

”
“

Axmed Yaasiin Gabay-xaddi oo ka mid ah odayaasha Burco ayaa isna ku tilmaamay munaasibadda mid kulmisay Bari iyo Galbeed-ba.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-iyo ..., m.l

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xaddi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan