U gudub nuxurka bogga
SABAAD

leeb1

Magac Lab
Naxwe-bab, m.l
Xaraf LSubg LE4 xar
1

Ul yar oo dhuuban oo afka bir fiiqani kaga jirto oo qaansada laga gano; gamuun.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Leeb ( carabi : سهم taliyaani : freccia ingiriis : arrow) waa ul dhuuban oo ka samaysan alwaax ama bir kaas oo lagu xidho qaanso ka dib la rido ayadoo lala shiishayo bar ama meel.

”
“

Haddaan u nimid Dhalxata, waxaan aragnay isagoo dhiig baxaya, jidhkiisana waxaa ku yiilay dhowr iyo toddabaatan dhaawac ama seef ah ama waran ama leeb lagu soo ganay ah.

”
“

Leeb Iyo Qaanso Lagu Ugaadhsado Berbera (Haatuf):- Madaxa kastamka Bebera Mr.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-bab, m.l

Xarafka

L · LE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
leeb - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan