Tusaale Dheeraad ah3
“
Afka Shiinuhu waa mid adag, inkasta oo ereyada shaqsiyadeed uu eraygiiba yahay hal sawir calaamadeed, waxaana dhacda hal eray inuu yeesho macnayaal badan sida; erayga (Fu), waxay la mid noqon kartaa (Qani ama hodan), maya ama ma jirto.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-rro, m.dh
Xarafka
S · SA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
