U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xaqiraad

Magac Dheddig
Xaraf XSubg XA8 xar
La Mid Ahxaqir1Magac Lab
1

Xaqa iyo sharafka wax leeyihiin oo aan la marin, loo diido; tixgelis la'aan; dulleyn; quursi; yasid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxa la marayaa heer aflagaado iyo xaqiraad lagu dhoobo intii ugu mudnayd halkankii dhowaa een weli midhihiisa la goosan, waa kii SNM, markaas yaa xusuusan kara raggii lixdanka soo halgamay.

”
“

Buubaa wuxuu xusay in beesha Caalamka ka gaabisay taakuleynta Somaliland,wuxuuna taas ku sifeeyay xaqiraad lagu sameeynayo shacabkeeda.

”
“

Xaqiraad xaqiraad ayay leedahay waayo intay joogaan dalka $2000 doollar ayay qaataan guud ahaan dadweynaha iyo ardaydaaba waxaan leeyahay fiiro gaara haloo lahaado Masar.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xaqiraad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan