Tusaale Dheeraad ah3
β
Sidaas darteed rajada ummadda Soomaaliyeed ay qabaan waxay tahay in halkii ay qabiil iyo quursi u addegsan jireen ayeey u adeegsadaan aqoon iyo is-tixgelin.
ββ
Shaati oo u hadley Wasiiradaas ayaa xusey in is-casilaadda ku timid tixgelin la'aan, quursi iyo wadatashi la'aan sidaa daraateedna ay iscasilaadooda caawa u gudbinayaan Madaxweynaha iyo Ra'iisul Wasaaraha cusub.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
Q Β· QU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
