1
.dh
Tusaale Dheeraad ah3
β
Addoonsigu waa yasid, xaqirid, liidid, khasbid iyo jujuubid dadka loola dhaqmo si axmaqnimo, waxashnimo iyo bahalnimo ah oo dadnimada ka baxsan, iyadoo dadka loo isticmaalayo ama loo munaafacaadsado sida xoolaha oo kale.
ββ
Taaaaaakoorku waa fogeyn, karantiimayn, dullayn, yasid iyo xaqirid dad ama qof lagu xad gudbo dadnimadiisai iyo karaamadiisa, iyadoo lagu takoorayo caafimaadkiisa ama isirkiisa (qoladiisa).
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Fal (m.f)
Xarafka
X Β· XA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
