1
Bahal ahaansho.
Tusaale Dheeraad ah3
“
Addoonsigu waa yasid, xaqirid, liidid, khasbid iyo jujuubid dadka loola dhaqmo si axmaqnimo, waxashnimo iyo bahalnimo ah oo dadnimada ka baxsan, iyadoo dadka loo isticmaalayo ama loo munaafacaadsado sida xoolaha oo kale.
”“
Hadaan u soo noqdo arintii Soomaalida, Melez Zinawi waxa uu si nacabnimo iyo bahalnimo ku dheehantey uga faa’iidaystay kala daadsanaantooda iyo tabar daridooda.
”“
Ciyaartoyga dabeecadda xumi wuxuu si bahalnimo ah ugu gardarooday ciyaartoyga Romania ee Cosmin Contra.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
B · BA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
