U gudub nuxurka bogga
SABAAD

waxashnimo

Magac Dheddig
Xaraf WSubg WA10 xar
1

Naxariis la'aanta.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Falkan ayaa waxaa cambaareeyay guud warbaahinta Puntland oo ku tilmaamay fal waxashnimo ah, waxayna ugu baaqeen maamulka Puntland in ay cudur daar ka bixiyaan falkaasi lagula kacay warbaahinta xorta ah.

”
“

Cabdillaahi Saalax Maxemed (Nadaara), waxaana uu sheegey in uu ahaa dilkaasi mid waxashnimo ah, waxaana uu sheegey in uu socdo baaritaan ayna ku rajo weyn yihiin in gacanta lagu soo dhigo ciddii dishey.

”
“

Xerada Jiniin, waxa la sheegay in ay ka mid tahay goobaha ugu daran ee ay ka dhaceen dagaalada dhexmaray Yuhuudda iyo Falastiiniyiinta, muddadii ay dagaaladu socdeena waxa ay Ciidamada Israa’iil ka geysteen falal waxashnimo ah.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
waxashnimo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan