U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xayd

Fal Gudbe (1)
Naxwe-day, -dday
Xaraf XSubg XA4 xar
1

Maro iwm kor u qaadid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sida lagu sheegay qoraal xeerka magacaabista, wuxuu Wasiirka Arrimaha Guduhu u magacaabay Maxamed Diiriye Aw Xayd inuu noqdo Maayar Ku-xigeenka cusub ee Duqa magaalada Burco, laga bilaabo June 25, 2002.

”
“

Waxa kale oo isna halkaa ka hadlay maayarka Burco, Maxamed Diiriye Xayd, isaga oo waxoogaa warbixin ka bixiyey xaaladda maamul ee dawladda hoose, isaga oo wax ka xusay mushkiladaha maamulka dawladda hoose horyaal.

”
“

Dhegaystayaashayada dhudhumada yar yarrow waxaynu soo gaadhnay ammintii aanu idinku soo af-rogi jiray wararkii aduunyada hareereheeda ka soo kala firxaday amuuro kale oo qoodh leh, waxaana maanta warka u xayd-xaytay oo idinku hirgisi doona weriye Mr.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (1) (f.g1)

Isrogrog

-day, -dday

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xayd - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD