Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Waxa xoog u wareegaya ama u ordaya, shanqarta ka yeerta.
Sayn roob ah oo xoog iyo dheerayn leh.
Guddoomiyaha degmada Xiin-galool Yuusuf Faarax Saciid oo Wareysi siiyay Radio Garowe ayaa sheegay in dagaalkaasi dhex maray kooxaha ka ganacsada Dhuxusha iyo kuwo kale oo ka soo horjeeday jarista dhuxusha uuna sababey dhimasho iyo dhaawac.
Wuxuu hey'addaha samafalka uu ka codsadya Guddoomiyaha degmada Xiin-galool in loo qodo ceelal biyo, maadaama buu yiri ay dadka ku adag tahay in ay helaan biyo kaafin kara, iyadoo uu sheegay in halkii fuusto laga iibiyo deegaankaasi 200,000 Sh.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
X · XI
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag