U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qodo

Fal Gudbe (3)
Naxwe-otay, -odatay
Xaraf QSubg QO4 xar
1

Dhul falasho.

2

Meel dumsasho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Iska-horimadyo ka dhacey Nugaal iyo Sool Wararka ka imaanaya degmada Buurtinle ayaa sheegaya in dagaal uu ku dhexmarey degaanka Cagaaran labo beelood oo wada dega deeegaankaas kadib markii halkaas uu ka dhashey in Baraago laga qodo halkaas.

”
“

. In qashinka loo qodo saddex god oo magaalada koonayaasheeda ah 2. In sandaqadaha magaalada dhexdeeda sida qaabka daran looga dhisay basar loo sameeyo.

”
“

Dagaalka labadaan beelood ayaa waxaa uu salka ku hayay lahaanshada dhul cusbada laga qodo oo ku yaala degmadaas, taana ay keentay in dagaalo lagu hoobtay ay halkaas ka dhacaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (3) (f.g3)

Isrogrog

-otay, -odatay

Xarafka

Q · QO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qodo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan