U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xornimo

Magac Dheddig
Xaraf XSubg XO7 xar
1

Xor ahaan; xurriyad.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaa intaas dheeraa kaalinta ay wadaadadaasi kaga jireen xornimo doonkii Soomaaliya.

”
“

ILaah baan xornimo taam ah ka baryaynaa waa bil Ramadaane iyo in dadkeenu isu soo dhawaadaan gabayguna waa saas.

”
“

. Qof kastaa wuxuu xaq u leeyahay inuu helo xornimo uu uga qayb galo isu-tag iyo urur leh ulajeeddo nabad-gelyo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

X · XO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xornimo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan