U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xorriyad

Magac Dheddig
Xaraf XSubg XO8 xar
1

Madaxbannaani.

Tusaale Dheeraad ah3

“

«Ciqaabta guurka khasabka ah waxa la siiyaa qofka si xadgudub ah, xorriyad ka qaadid, cadaadis aan habooneyn ama habdhaqan sharcidarro ah ama iyada oo loogu hanjabayo habdhaqan noocaas ah lagu khasbo qof guur khasab ah.

”
“

“Waa ciide ciidaay oo xorriyad lagu ciyaaraayo” haddaan maalintaadii caddayd calanku kaa weehan, caasimad haddaanaan ka dhigin ceelka herer weyne, cid ma lihid Hargeysaay haddii cudud laguu sheeg to.

”
“

Sidaa darted, halganka socda waxaa loo galay is difaac, nabad iyo xorriyad wada socda, sugidda xushmada diinta iyo karaamada Ummadda Soomaliyeed.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

X · XO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xorriyad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan