Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Awoodda maskaxda ee kaydinta dhacdooyinka.
Gocashada dhacdo qof raad ku reebtay.
Arrimhaas oo naftayda ku reebtay xusuus dheer oo aanan weligey illaabayn intaan noolahay.
Waxay maansadu ku timi, xusuus aan dib ugu laabtay wakhtigii aan iskuulka Muqdisho ka dhigan jiray iyo beri samaadkii.
Lucy Hannan waxay inta ku dartay oo ay tidhi; “Waqtigaas magaaladu waxay lahayd hal Hotel, hal Baar oo wax laga cuno, haddii aad u baahato buug yar oo xusuus qor ama beer muraayado ah, waxaad ka soo iibsanaysay Djibouti.
Baro naxwaha Magac Dheddig →
m.dh
Magac Dheddig (m.dh)
X · XU
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag