Tusaale Dheeraad ah3
β
Dugsiga H/dhexe ayaa hadda waxaa wax ku barta ilaa 780 arday, waxaana ka hawl gala 13 macallin, sida uu noo sheegay maamulaha dugsigaas Axmed Maxamed Abokor waxa dugsigu u baahan yahay deyr, musqulo, berked, fasallo dheeraad.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-do, m.l
Xarafka
B Β· BE
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
