1
Magaalammadax.
Tusaale Dheeraad ah3
β
Muqdisho waa magaalo deegaan ahaan aad u qurux baddan Soomaali oo dhan ku filan caasimad ahaan, leh xeeb qurux baddan, leh hawo wanaagsan, lehna tansiilaadkii loo baahnaa oo dhan.
ββ
Tusaale waxaa kugu filan India waxaa caasimad u ahaan jirtay Bombay maantana waxaa u ah New Delhi, Nayjeeriya oo ay u aheyd Laagoos maantan Abuuja, Pakistaan oo ay u ahaan jirtay Karachi maantana Islamabad iyo kuwoo kaloo la mid ah.
ββ
Maleeshiyadaas waxee sameesatay wadan u gooni ah, isla markaas neh waxee caasimad kadhigteen magaalada Omdurman.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-do, m.l
Xarafka
C Β· CA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
