U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hawo

Magac Dheddig
Xaraf HSubg HA4 xar
1

Dabayl gabow.

2

Inta cirka iyo dhulka u dhexeysa oo eberka ah.

3

Wax maanka laga jecelyahay.

4

Damac.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Shiikh Xasan markuu Mudug mudda joogey oo uu dadkii iyo dalkii kala bartay, xoolo fiicanna ka helay waxa gashay hawo guur, dabadeedna. waxaa uu guursaday gabadh reer Nugaaleed ah oo magaceeda lagu tibaaxay khadiijo jaamac(1).

”
“

Muqdisho waa magaalo deegaan ahaan aad u qurux baddan Soomaali oo dhan ku filan caasimad ahaan, leh xeeb qurux baddan, leh hawo wanaagsan, lehna tansiilaadkii loo baahnaa oo dhan.

”
“

Iniintaasi ta ay doontaba ha noqotee, marka ay gudaha qofka ku biqisho waxay u baahan tahay ilays iyo hawo. ilayska iyo hawadaasi ma'aha kuwan aad aragtaan, waase degaanka iyo dadka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hawo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan