U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gooni1

Magac Dheddig
Xaraf GSubg GO5 xar
1

g: ah: meel gaar ah.

2

Wax keligii ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Buuggu, wuxuu si gooni ah ugu habboon yahay ardada sanadka 3aad ee jaamicadaha dalka, siiba kuliyadaha maammulka, maaraynta, ganacsiga, siyaasadda iyo ciidammada.

”
“

Biixi sidii cawl gooni daaq ah ayuu ka baadiyoobay cid walba, talo aduun ayaa ku cadaatay.

”
“

Afahayeen DFKMG ah Cabdi Xaaji Goobdoon oo wax laga waydiiyay sababta loo xusi waayay malintaas ayaa sheegey in sababtu tahay bandowga saaran magaalada balse madaxda dowlada ay si gooni gooni ah ay isugu hambalyeeyeen.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

fk

Xarafka

G · GO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gooni - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan