Tusaale Dheeraad ah3
β
Ilaa iyo hadda ma cadda sababta haatan ku kelifaysa Maraykanka inuu weerar ku qaado Ciraaq oo markeeda horeba la liidata weeraradii hore loogu qaaday iyo cune-qabataynta lagu hayay muddada 12-ka sanadood gaadhaysa.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-nayaal, m.dh
Xarafka
C Β· CU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
